Maamulka Hiiraan oo wada dib u heshiisiin lagu xalinayo dagaal beeleed ka dhacay Hiiraan

dabageed

Maamulka Hirshabeelle ayaa wada Dadaallo dib u heshiisiineed oo lagu xalinayo dagaal beeleed ka dhacay deegaan u dhaw degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar iyo mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle oo ku sugan Maxaas ayaa wadaxaajood la leh Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka deegaanka si loo qaboojiyo colaada xalna looga gaaro.
Waxaa lagu wadaa in la qabto shirar dib u heshiisiineed, kaas oo la isugu keenayo dhinacyadii colaaddu dhex martay, islamarkaana la sameeyo heshiis xabad joojin ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.