Daawo:Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay xaaladda gobolka xiriirka quwadaha waaweyn iyo mucaaradkiisa.

ggeele

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Wuxuu ka hadlay xaaladda Geeska Afrika, xiriirka quwadaha waaweyn, iyo mucaaradka waxaa kaloo Madaxwayne Geele kawar bixiyey inaysan jirin dad Jabuutiyaan ah oo lacaburiyey ama Xaquuqdooda loo diiday.

Hoos kadaawo waraysi ay la yeelatay idaacada ku hadasha afka soomaliga ee BBC

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.