Dhageyso:Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal lagu baacsanayo Al Shabaab kawada Galgaduud

Ciidank Xoogga Dalka Soomaliya ayaa howlgalo ka dhan ah Maleeshiyaadka Al Shabaab kawada qeyb kamid ah Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Sooomaaliya, Howgaladan ayaa loogu talo galay in lagu sifiiyo haraadiga Kooxda Al Shabaab waxaana inta badan laga sameeyey dhulka miyiga ah kaas oo dhanka Koonfureed ka xiga Degmada Gurceel.

Dadka Deeganadda ay Ciidanku Howlgalka kawaadan dagan ayaa Ciidanka gacan ka siinaaya sidii ay Al Shabaab uga saari lahaayeen meelaha ay kaga dhuumaaleysanayaan Gobolka Galgaduud dhankiiisa Koonfureed.

Kooxda Al Shabaab ayaa dadka Shacabka ah ku dhibaateeya meelaha ay kaga sugan yihiibn Gobolada Galgaduud iyo Mudug, waxaana Saraakiisha Ciidanka Xooga dalka Soomaliya ee Galgaduudiyo Mudug ku sugan balan qaadeen in Al Shabaab dhawaan laga saarayo Goboladaas meelaha ay kaga sugan yihiin.

Halkan ka dhageyso Warka Wariye Maxamed Deeq Cabdi Maxamed oo katirsan warbaahinta qaranka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.