Daawo:Mustaf Cagjar oo Deeq waxbarasho siiyey Gobolka Sool iyo Muuse Biixi oo kacarooday

cagjar

Madaxwaynaha Degaanka Soomalida Mustaf Cagjar oo Beelo Ku dagaalamay Gobolka Sool Gogol Nabadeed u dhigay Magaalada Jig Jiga Waxuu sheegay inuu ka xun yahay Dad ka badan 61 qof inay ku dhintaan Dagaalkaan u dhaxeeya Beelaha walaalaha ah waana inaysan Mar dambe Dhicin.

Madaxwayne Mustaf Cagjar ayaa waxaa kaloo Beelihii kudagaalamay Gobolka Sool Gaar ahaan deegaanka Dhumay ugu deeqay deeq waxbasrho oo dhan 3 arday heer Jaamacadeed ah taas oo Madaxwaynaha Maamulka Soomaliland Muuse Biixi ka xanaajiyey isagoo doonayey in deeqada waxbarshada asaga lagu wareejiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.