Daawo:Hooyo gurigeedii 28 sano laga haystay oo dib dowladu ugu soo celisay iyo digniin loo diray kuwa kale

hooyo

Hooyo Salaama Maxamed Cabdiraxmaan waxa ay ku noqotay lama filaan in mar un dib u hanan doonto gurigeeda kaas oo 28 Sano laga hastay ayaa Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir DR Muuse Macalin Maxamed ayaa waxuu Furaha ku wareejiyey Gudoomiyaha Degmada Kaaraan Cabdifitaax kaas oo Hooyo Salaama kuwareejiyey furaha gurigeeda.

Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir DR Muuse Macalin Maxamed ayaa waxuu diginin udiray dadka Dagan Guryaha Shacabka iyo Hantida qaranka Soomaliyeed asagoo sheegay inaysan ku jiridoonin hanti aysan lahayn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.