Daawo:Bulshada Cadaado oo loogu baaqay inay iska Difaacaan dulaanka Xaaf

xafsade

Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduu ayaa waxaa ka dhacay kulan ay yeesheen golaha Deegaanka iyo Gudoomiyaha Degmada Cadaado kaas oo looga hadlay Waraaq uu qoray Xaaf oo ku sheegay inuu xilka ka qaaday Gudoomiyihii Degmada Cadaado iyo Kuxigeenkiisa.

Golaha Deeganka Degmada Cadaado ayaa waxay sheegeen inay Magalada Cadaado lee dahay Gole deegaan kaas oo doorta MGudoomiaha Degmada iyo Kuxigeenadiisa waxayna waxba kama jiraan kasoo qaadeen Warqadii uu qoray Xaaf ee xilka qaadista ahayd.

Gudoomiyaha Degmada Cadaado Cabdulaahi Cabdirixmaan tootoole oo asaguna Kulankaas ka hadlay ayaa waxaa uu sheegay “”xukun laga qaado iima harin waxaana ii haray Labo Bilood””  Xilka qaadista Xaaf sheegayna ay tahay Burburin la rabo in Caadado la burburiyo, waxa xaaf wado waa Shir qool lagu burburinayo Cadaado ee halasyka Jiro Dulaanka Cadaado kus oo socda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.