Muuqaal:Agaasimaha Cisbitaalka Madiina oo loo doortay Gudoomiyaha Ururuka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed.

madina

Agaasimaha Cisbitaalka Madiina Maxamed Yuusuf ayaa waxa loo doortay Gudoomiyaha Ururuka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed , Doorashada ayaa waxay ka dhacday Magalada Muqdisho waxaana kasoo qayb gashay dhaqaatiir gaaray 500 Dhaqtar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.