video+Sawiro:Caabudwaaq Waxaa ka dhacay bananbax Lagu taageerayo Barmaamijka Isku tashiga bulshada

Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaa ka dhacay Banaanbax lagu taageerayo Barnaamijka Taakulo oo ah isku tashi Bulshada kaas oo lagu qaadayo lacag loogu talagaalay horumarka Magaalada Caabudwaaq.

Banaanbaxaan Isku tashiga Bulshada Caabudwaq ayaa waxaa kasoo qayb galay dad aad utira badan oo isku jira Waxgarad, dhalinyaro, Haween ,siyaasiyin, Culumo kuwaas oo go’aansaday inay iskutashtaan oo cid kale wax ka sugin.


cw

cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.