Toos udaawo Xuska 26 Jun oo Muqdisho Kasocda

calan

Munaasabada 26-ka June oo ah Munaasabad Qiimo weyn ugu fadhida Umada Soomaaliyeed ayaa waxaa ay ka mid tahay Munaasabadah Taariikhda dalkeen Soomaaliya Qaaliga ku ah ayaa hada waxay Toos uga Socotaa Magaalada muqdisho waxaana Ka qayb galay Madaxda dalka Soomaliya ee kala duwan ityo Safiirada Soomaliya Ka jooga Dalalka caalmaka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.