Akhriso:Dowlada Soomaliya oo go’aan adag kasoo saartay Axmed Madoobe iyo dhoofinta Dhuxusha

dhuxul

War ka soo baxay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa digniin loogu jeediyey dadka ka ganacsada dhoofinta Dhuxusha iyo soo saariddeeda taas oo saameyn lixaad leh ku yeelatay xaalufinta deegaanka, nabadgelyada iyo dhaqaalaha.

Dhuxusha ayaa waxaa si wayn looga dhoofiyaa Magaalada Kismaayo taas oo dhaqaalo badan kasoo gasho Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo kooxda Argagixisada Alshabab waxaana Magaalada Kismaayo iyo deegaanada ku dhow soo wajahay in dhirtii dadka harsan jireen iyo kuwii miraha laga cunijiray laga waayo.

Amarkaan kasoo baxay Xeer ilaaliyaha qaranka Soomaliya ayaa waxuu dhabar jab ku yahay Axmed Madoobe iyo Alshabab.
dhuxul

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.