Suuqyada Magaalada Doolow oo laga dareemayo u diyaar garowga maalinta ciida ah

dolow

Magaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa waxaa suuqyadeeda kasocda u diyaar garowgii ugu dambeyey ee maalinta Ciidam, waxaad Magaalada suuqyadeeda buuxiyey waalidiin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada kuwaas oo ku mashquula sidii ay u gadan lahaayeen dharkii Ciida.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.