Shacabka Laascaanood Iyo U Diyaar Garowga Ciidul Fidriga

eid

Magaalada Laascaanood ayaa waxay mashquul ku yihiin udiyar garowga Ciida waxaadna arkaysaa qaybaha kala duwan ee bulshada oo koox koox usocda ayakoo galay dukaamada lagu gado dharka ka adeeganaya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.