Daawo:Faa’iidada Kujirta in Soomaliya ay soo daabacato Lacag

bayle

Wasaarada Maaliyada Soomaliya ayaa waxay shaacisay in Soomaliya ay soo daabacan doonto lacag Cusub taas oo Baahi wayn loo qabo sida ay sheegayaan Wasaarada Maaliyada iyo bankiga dhexe Soomaliya.

Baahiyada ugu wayn ee keentay in lacag lasoo daabco ayaa ah Shilin soomaligii oo Soomaliya kasii dhamaanaya iyo dadkii oo diiday inay qaataan lacagta Soomaliya taas oo qaymaheeda Hooseeyo una badan mid Been abuur ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.