Daawo:Xildhiban Cabdi shire oo ka codsaday Daladaha waxbarshada inay unaxriistaan ardayda tabarta yar

Xildhibaan Cabdi shire oo kamida xildhibaanada soomaliya oo ka qayb galay daahfurka buugaagta Manhajka dugsiyada hoose oo Wasaaradda Waxbarashadu kusoo bandhigtay Magaalada Muqdisho waxuuna Munaasabadii lagu soo bandhigaayey Buugaagta cusun ee Manhajka Dugsiyada Soomaliya ka codsaday daladaha waxabarshada inay unaxriistaan ardayda aan iska bixin Karin waxbarshada Dugsiyada iyo Jaamacadaha.

waxaa kaloo xildhibaan cabdi shire Jaamac sheegay inuu ka qayb qaadanayo sidii loo meel marin lahaa xeerka waxbarshada oo hada yaala Baarlamanka soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.