Daawo:Madaxwaynaha Somaliya oo u mahad celiyey Khayre Sheegayna Dowlada Soomaliya iyo Maamul goboleedyada ay hal isku yihiin.

farmajo

Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo ayaa Khudbadii xiritaanka Shirkii Aminga looga hadlaayey ee lagu soo gaba gabeeyey Magalada Baydhabo amaan iyo bogaadin u jeediyey Raysawasaaraha Soomaliya Xasan Cali Khayre asagoo Sheegay in Raysawasare Khayre ka shaqeeyey arimaha dhaqaalaha isagoo nagaarsiiyey heer World bank iyo Midowga Yurub Na aaminan ayagoo sheegay in dowlada soomaliya tahay dowlad Nadiif ah oo Musuq maasuq ka fog taas oo ku timid Raysawsaaraha iyo Golaha dowlada oo shaqo adag qabtay.

Waxaa kaloo Madaxwaynaha Soomaliya sheegay Dowlad goboleedyada iyo dowlada soomaliya hal isku yihiin waxii laysla qaatana Baarlamanka Soomaliya loo celinaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.