Daawo:Jowhar dharka Casriga ee ciida la gadanaayo sida Farmaajo, Rooda, Sahra, Naciimo iyo Ibareejee

shaasha

Waxaa Soo baxay dhar Magacyo cusub loo bixyey oo ciida lagadanaayo wariyaha RTN ahna Agaasimaha City Fm Dulmidiid Shaashaa ayaa waxuu Camerada La dhex qaaday Shacabka Magaalada jowhar oo mashquul ku ahaa Iibsiga Dharka Ciida.

Dadka ayaa waxay gadanayaan Dhar Magacyo Cusub loo bixiyey sida Igu Sawir, Farmaajo, Hooyo iyo Aabe, Sahra, Naciimo iyo Kuwa kale waana magacyo ku cusub Soomaliya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.