Dhageyso:Siyaasi Duraan Aaadan Mr Waaqow oo si kulul ugu jawaabey Aflagaadadii xildhibaanka Galmudug Xaaf
Dhawaan bay ahayd markii Xaafow uu aflaagdo ugesytey Beesha sade mareexaan gaar ahaan Beesha Wagardhaceed ee dagata gobolada Mudug iyo Galgaduud arintaas waxaa si kulul […]
Dhegeyso:Madaxweynaha Puntland Mar uu saxafada Kula hadlayey Gaalkacyo sheegay cidii nagu soo duusha in cawaaqib xumo lakulmayso
Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo, Madaxweynaha soo dhaweeyey qeybaha kala duwan ee bulshada gobalkaas, Madaxweynaha oo wariyaasha lahadlay ayaa sheegay […]
Deg Deg ah:- Doorashada Aqalka Hoose ee Galmudug oo Goor dhaw Bilaabaneysa Lana filaayo Inay Musuq Maasuq Kudhamaato
Waxaa Magaalada Cadaado ka soconaya qabanqaabada doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya Afarta Sano ee soo socota, Musharxiinta ayaa intoodii badnayd waxa ay haatan […]