Deg Deg ah:- Doorashada Aqalka Hoose ee Galmudug oo Goor dhaw Bilaabaneysa Lana filaayo Inay Musuq Maasuq Kudhamaato

Waxaa Magaalada Cadaado ka soconaya qabanqaabada doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya Afarta Sano ee soo socota, Musharxiinta ayaa intoodii badnayd waxa ay haatan ku sugan yihiin halka ay doorashadu ka dhacayso, iyaga oo isu diyaarinaya Cod bixinta mudanayaasha u sharraxan Kuraasta Aqalka hoose ee Dalka,

waxaa cabasho badan ka imaanaysaa Beelaha daga Gobolka Galduud iyo ugaasyaddooda Kuwii ugu dambeyyey oo waxay ahaayeen Ugaaska Beesha reer Xaaji saleebaan iyo ugaaska Beesha mareexaan waxaana lafilayaa in doorashada ay kudhamaato qiyaamo iyo is daba maris.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.