
Dhawaan bay ahayd markii Xaafow uu aflaagdo ugesytey Beesha sade mareexaan gaar ahaan Beesha Wagardhaceed ee dagata gobolada Mudug iyo Galgaduud arintaas waxaa si kulul oga hadlay siaaysi Duraan Aadan Axmed Seed “Mr Waaqow” oo ku tilmaamaday hadalada Xaafow kuwa gaf ah loogana baahan yahay inuu raali galin kabixiyo.
Leave a Reply