Dhegeyso:Madaxweynaha Puntland Mar uu saxafada Kula hadlayey Gaalkacyo sheegay cidii nagu soo duusha in cawaaqib xumo lakulmayso

gaas

Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo, Madaxweynaha soo dhaweeyey qeybaha kala duwan ee bulshada gobalkaas, Madaxweynaha oo wariyaasha lahadlay ayaa sheegay in uu Gaalkacyo u yimid sidii loo soo afjari lahaa dagaalada mudooyinkii u dambeeyey ka socday magaalada Gaalkacyo.

Madaxweynuhu wuxuu sheegay in Puntland mar kasta duulaan lagu soo qaadayey xaqbaan uleenahay cidii nagu soo duusha inay cawaaqib xumo lakulmayso, isagoo sheegay in ay tasi bedelkeeda ay hadda u yimaadeen sidii xal waara arrintaas looga gaari lahaa lakiin marnaba .

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.