Dab Ka Kacay Bartamaha Magaalada Cadaado+Sawirro
Magaalada Cadaado ee Caasimadda Ku meel gaaraka ah ee maamulka Galmudug ayaa dab xoogan goordhaweyd ka kacay Bartamaha Magaalada Cadaado, dabkaan ayaa ka kacay maheradaha […]
Magaalada Cadaado ee Caasimadda Ku meel gaaraka ah ee maamulka Galmudug ayaa dab xoogan goordhaweyd ka kacay Bartamaha Magaalada Cadaado, dabkaan ayaa ka kacay maheradaha […]
Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta ansixiyay heshiiska maxaabiis isu celinta ee dhex maray Soomaaliya iyo Hindiya, kaasoo ay soo saxiixday Wasaaradda Arrimaha […]
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya Mudane Shariif Xasan Shiikh aadan ayaa maanta ku wajahan Degmada Xudur ee Gobolka Bakool. Wasiiro ka Tirsan […]
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in Ciidamada Midowga Afrika Amisom ee jooga Soomaaliya ay hawl wanaagsan ka qabteen Soomaaliya. […]
Ciidamada Milateriga Soomaaliya ayaa saaka isaga baxay deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo ay la wareegeen bishii August ee sanadkan. Sida ay sheegayaan wararka […]
Agaasimaha Tvga Somali news ee Buuhoodle ayaa deeq lacag waxuu ku wareejiyey Masjid qabyo ah ee deegaanka Horufadhi lacagtaan ayaa waxaa soo dhiibay Muxsiyiin Soomaliya, […]
Gudoomiyaha gobolka Nugaal ee maamulka Puntland Cumar Cabdullaahi Faraweyne ayaa faahfaahin ka bixiyay Siyaasiyiin shalay lagu xiray Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland. Waxaa uu sheegay […]
Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Maanta lagu wadaa in ay ku kulmaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Xildhibaanada ayaa la sheegay in ay Maanta […]
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo la sheegay inay ka gudbeen Soomaaliya una talaabeen dhinaca iyo Kenya […]
Magaalada Laascanood ayaa Gabdho Dhalinyaro waxay kusoo kordhiyeen fikir ganacsi oo cusub waxaana xafladii furtinaaka ka qayb galay qaybaha kala duwan iyo maamulka Laascanood waxayna […]
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hir Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dib ugu laabtay magaalada Jowhar waxaana siweyn Garoonka Diyaaradaha magaalada Jowhar ku soo dahweeyay xildhibaano, […]
Ciidamada Booliska soomaliland ayaa soo qabtay 9 Qof Oo ku eedaysnaa inay gubeen Basas Lagu Gubay Magalada Hargeysa.
Boqolaal dadwayne ah oo ka mid ah Shacabka degmada Garbahaareey ayaa ka qeyb galay banaanbax looga soo horjeedo maamul goboleedyada, Dadkaan banaanbaxa dhigayay ayaa waxay […]
Boqolaal dadwayne ah oo ka mid ah Shacabka degmada Garbahaareey ayaa ka qeyb galay banaanbax looga soo horjeedo maamul goboleedyada, Dadkaan banaanbaxa dhigayay ayaa waxay […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes