Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Articles by admin

Saacid

Musharax Shirdoon “Ajande Cusub iyo heshiis la isku raacsanyahay ayey doorashooyinku u baahanyihiin

31st May 2025 admin 0

Ra’iisulwasaare horeee Soomaaliya ahna musharaxa Madaxwaynaha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa ka hadlay mahiimada ay leedahay in dalka ay dhacdo doorasho layskunl raacsan yahay […]

shariif

Sheekh Shariif “Waxaan qatar ugu jirnaa inaan kala tagno oo burbur dhaco”

31st May 2025 admin 0

Madaxweynihii hore ee dalka mudane Sharif Sheikh Ahmed oo loo doortay Guddoomiyaha Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ka hadlay jidka waloocan ee madaxwayne Xasan uu ku […]

khayre

Xasan Cali Khayre oo Weerar Afka ah Ku Qaaday Madaxwayne Xasan

31st May 2025 admin 0

Ra’iisulwasaare hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre oo ka hadlaayey gaba gabadii shirkii Mucaraadka Dowlada Muqdisho uga socday ayaa yiri “Madaxweynuhu wuxuu burburiyey wixii Soomaalidu […]

Diini

Bulshada Rayidka oo Ku baaqday In Xasan Sheekh Dalka Laga qabto Madaama talodiid Noqday

31st May 2025 admin 0

Guddooniyihii hore ee Bulshada Rayidka Diini Maxamed Diini ayaa sheegay “Madaxwayne Xasan Sheekh Talo waa naga daiiday,ee dalka halaga badbaadiyo”.

Qaybdiid

Daawo:Cabdi Qaybdiid oo Ku Baaqay In Xasan Sheekh Faaraxada Loo Maro

31st May 2025 admin 0

Shirkii Mucaaradka Dowlada uga socday Magaalada Muqdisho oo lasoo gaba gabeeyey ayaa waxaa ka hadlay Xildhibaano iyo Siyaasiyiin kala duwan. Senetor Cabdi Qeybdiid ayaa sidaan […]

Sawiro:Dowlada Yemen oo Warqada Aqoonsiga Ka gudoontay Safiir Dhoobo Daareed

31st May 2025 admin 0

Danjiraha JFS ee dalka Yemen Mudane Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo u gudbiyay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda […]

daahirgeele

Daawo:Mucaaradka ayaa War-murtiyeed culus oo Ka dhana Xasan Sheekh Soo Saaray

30th May 2025 admin 0

Shirkii Mucaaradka Magaalada Muqdisho sadex bari uga Socday ayaa goor dhow laga soo saarey Warmurtiyeed ka dhan qorshaha qaldan ee Madaxwayne Xasan Sheekh

farmaajo

Farmaajo oo Ka Tacsiyeeyey Dhalimyaro ku dhimatay Tahriib

30th May 2025 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa tacsi kasoo saaray dhalinyaradii Soomaliyeed ee ku dhimatay Tahriibka. Warsaxaafadeed:- Tacsida iyo murugada waxaan la qaybsanayaa ehelada […]

fiqi

Wasiirka gaashaandhiga XFS Sawiro:Wasiir Fiqi oo kulan la qaatay Safiirka Maraykanka

29th May 2025 admin 0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya, Danjire Richard H. Riley. Kulankan ayaa diiradda lagu […]

xasansheekh

Daawo:Bulshada Rayidka oo Ka Digtay Jidka Qaloocan ee Xasan Sheekh Dalka Ku wado

29th May 2025 admin 0

“Bulshada Rayidka ayaa ka walaacsantahay hadalada colaadda dhalinkara ee siyaasiyiinta isku weydaarsanayaan Saxaafadda iyo hadaanta Xasan Sheekh dalka ku wado.”

laftagareen

Lafatagareen oo Ka Tacsiyeeyey Geeridii Ku Timid Allaha Umaxariistee Jeneral Morgan

28th May 2025 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen ayaa ka tacsiyeeyey Geeridii kutimid alle haa u naxriistee Jeneraal Moogan Waxaan ugu tacsiyeynayaa Ehelka, […]

xamse

Ra’iisalwasaare Xamse oo Ka Tacsiyeeyey Geeridii Allaha unaxariistee Jeneral Morgan

28th May 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Allaha u naxariistee Jeneraal Maxamed Siciid Xirsi Moorgan oo galabtay ku […]

xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Muungaab u Magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir

28th May 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa u magacaabay Mudane DR. […]

daahiramiin

Daawo:Xildhibaan Jeesow “2,000 kun oo Askari oo kasoo jabay Aadan Yabaal ayaa orod ku galay Guriceel

28th May 2025 admin 0

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo Ka qayb galay Shirkii Mucaaradka Xasan Sheekh oo Muqdisho ka furmay ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo ciidamada laga qabsaday […]

Xamze

Sawiro:Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika

27th May 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay daawashada ciyaar saaxiibitimo oo taariikhi ah, taas oo dhex martay halyeeyadii hore […]

Posts pagination

1 2 … 1,712 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes