Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Articles by admin

Caliwajiis

Daawo:Sheekh Soomoow “Fidnada Cali Wajiis Halays Ka Qabto

8th April 2026 admin 0

Sheekh Cali Wajiis dhiig in uu daato iyo colaad ayuu u calan tumayaa hala weeraro ayuu lee yahay maamul Goboleedyada waliba wuu fadwoonayaa waa halis […]

Xasansheekh

Madaxwayne Xasan “15 May Kahor Koofurgalbeed Madaxwayne Ayey Yeelanaysaa.

6th April 2026 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil C/rashiid Xaaji ayaa […]

xasansheekh

Sawiro:Maxay Kawada Hadleen Madaxwayne Xasan iyo Odayaasha Dhaqanka KGS

5th April 2026 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, kaasi oo diiradda lagu saaray xoojinta […]

Shariifsakiin

Shariif Sakiin ayaa lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Baydhabo

4th April 2026 admin 0

Musharax Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ( Shariif Sakiin) ayaa lagu soo dhaweeyay Magaaladda Baydhabo.

xasansheekh

Musharax Farkeeti oo Ka Horyimid Qorshaha Xasan Kawado Baydhabo

4th April 2026 admin 0

Musharaxa Madaxwaynaha Konfurgalbeed Soomaaliya Maxamed Aadan Farkeeti ayaa dhaliilay sida Dowladda Federaalka u maareyneyso xaaladda kala guurka Koonfurgalbeed Soomaaliya. Musharax Farkeeti ayaa yiri mar uu […]

xasansheekh

Daawo:Safarkii Madaxwayne Xasan Ku Tagay Baydhabo

3rd April 2026 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur […]

asluub

Taliyihii Hore ee Asluubta oo Ka hadlay Sidii foosha Xumayd ee Lagula Kacay

1st April 2026 admin 0

Taliyihii hore ee Asluubta Soomaaliya Generaal Mahad Cabdiraxman Aadan ( Shub) ayaa ka hadlay xil ka qaadis lagu sameeyey iyo fowdadii dowladu kula kacday. Taliye […]

Aadanmadoobe

Gudoomiye Aadan Madoobe oo Ka Hadlay Xaalada Baydhabo

1st April 2026 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ku sugan Beydhabo ayaa faahfaahin ka bixiyay xaalada Cakarin ee Beydhabo ka […]

deni

Daawo:Madaxwayne Deni oo Magacaabay Wasiiro Cusub

31st March 2026 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa magacaabay Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada Dowladda, Xisaabiyaha Guud, Guddoomiyaha iyo Agaasimaha Guud ee Bankiga, Agaasimaha Guud […]

Aadanmadoobe

Sawiro:Wafdi uu hogaaminayo Aadan Madoobe ayaa Baydhabo gaaray

31st March 2026 admin 0

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa ka degay Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud ee magaalada Baydhabo. Wafdiga waxaa ka mid […]

xasansheekh

Sawiro:Xasan Sheekh iyo Safiirada Caalamka oo Kawada Hadlay Dagaalkii Lagu Qaaday Koonfurgalbeed

30th March 2026 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala Jamhuuriyadda […]

Astaan

Dowlada Soomaaliya oo Maamulka Koonfurgalbeed ku Tilmaantay Shabaab

29th March 2026 admin 0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ka war haysaa in hoggaamiyihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen), iyo Guddoomiyihii hore ee Golaha Wakiillada, […]

laftagareen

Laftagareen oo Loo Doortay Madaxwaynaha Dowlada Koonfurgalbeed

28th March 2026 admin 0

Magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed waxaa ka dhacaday Doorashada Madaxwaynaha Koonfurgalbeed. Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa mar kale […]

koonfur

Akhriso:Jadwalka Doorashada Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo La Shaaciyey

28th March 2026 admin 0

Waxaa Maanta magaalada Baydhabo lagu dhaariyey Xildhibaanada Cusub ee Dowlad goboleedka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya kuwaas oo tiradooda tahay 95 Mudane. Gudiga doorashada Dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed […]

ismaaciil

Daawo:Ismaaciil Cumar Geele oo Coronevirus Ku Noqday Shacabka Jabuuti

27th March 2026 admin 0

Dalka Jabuuti waxaa ka bilowday Ololaha Doorashada Madaxtinimada Ismaaciil Cumar Geele oo Maanta si Rasmiya loo daah furay. Madaxwaynaha Jabuuti ayaa mar kale dib isu […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 1,743 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes