Daawo:Cabdi Qaybdiid oo Ku Baaqay In Xasan Sheekh Faaraxada Loo Maro

Qaybdiid

Shirkii Mucaaradka Dowlada uga socday Magaalada Muqdisho oo lasoo gaba gabeeyey ayaa waxaa ka hadlay Xildhibaano iyo Siyaasiyiin kala duwan.

Senetor Cabdi Qeybdiid ayaa sidaan ka yiri gaba gabadii shirkii Mucaaradka dowlada “Xasan Sheekh Waxba oran maayee ee aan Faataxada umarno, si Faataxada u qabato oo dalka uu uga tago, ilaahay ha iga cafiyo gacantii aan ku doortay”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.