
Ra’iisulwasaare hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre oo ka hadlaayey gaba gabadii shirkii Mucaraadka Dowlada Muqdisho uga socday ayaa yiri “Madaxweynuhu wuxuu burburiyey wixii Soomaalidu rubux qarni ka hor kusoo heshiisay Carta,Midnimadii iyo Wadajirkii umaddana wuu kala dhantaalay Fursad Dahabi ah ayuuna naga dayacay”.
Leave a Reply