Madaxwaynaha Uganda oo Xasan Sheekh uga Yeeray inuu si degdega ku yimaado Kampla

XASANSHEEKH

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho oo hal maalin ah ku tagaya dalka Uganda, halkaasoo uu kulan kula qaadanayo dhiggiisa Yoweri Museveni.

Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlaya arimaha amniga Gobolka,qilaafka Soomaaliya iyo Imaaradka, Dhaqaalaha, arrimaha AUSSOM iyo qorshaha kala guurka ah ee Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed ay kula wareegayaan amniga dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.