Xildhibaan Mursal Khaliif oo ka tiran barlamaanka Soomaaliya oo warbaahinta la hadlay ayaa eedeyn ujeediyey Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa ” Shalay Xasan Sheekh Ethiopia ayuu cadow nooga dhigay isaga iyo Abiy oo is dhunkana ayaan aragnay maanta yaa noo damaanad qaadikara in Isra’iil uusan aadeyn” .
Leave a Reply