Madaxwaynihii Hore ee Somaaliya oo KanHoryimid Aqoonsiga Maamulka Somaliland

Farmaajo

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa war kasoo saaray aqoonsiga isra’iil aqoonsatay Maamulka Somaliland.

Madaxwaymhihii hore Farmaajo ayaa yiri “Sharciga caalamiga ah wuxuu farayaa Israa’iil inay u hoggaansanto oo ay ixtiraamto sharafta dhuleed iyo madaxbannaanida Soomaaliya, Aqoonsiga qayb ka mid ah Soomaaliya waa jebin buuxda oo arrintan ah. Somaliland waa qayb muhiim ah oo ka mid ah Soomaaliya. Dadkeennu si adag ayay ugu mideysan yihiin difaaca madaxbannaanidooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.