Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-galay, Dabaal-dagga sannad guurada 82-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa hambalyo u diray Sarreeyaasha, Saraakiisha sare, Saraakiisha, Saraakiil xigeenada, Kormeereyaasha, Alifleyda iyo Dableyda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
Madaxwayne Xasan Sheekh oo ka hadlay Shirka Mucaaradka ee Kismaayo ayaa yiri”Walaalaha Kisaamyo waxaan leeyahay haddaa isku timaadeen Tashada Ra’yi la imaada,Lama aadi karo Kismaayo oo diyaaradaha ka xira ma lihin wax la fahmi karo oo Umadda Soomaaliyeed fahmi karto la imaada Tanaasul ayaan diyaar u nahay”
Leave a Reply