Boliiska Muqdisho oo Digniin Kasoo Saaray Cidii Aflagaadaysa Madaxda inay Xabsi Mutaysan Doonan

boliis

Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo digniin kasoo saaray sumcad xumeynta iyo aflagaadeynta madaxda qaranka, iyo ku xadgudubka diinteenna suuban, kadib markii gacanta lagu soo dhigay dhallinyaro baraha bulshada isticmaala oo beryahaan faafinayay muuqaallo liiddi ku ah sharafta qaranka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.