Wasiirkii Gaashaandhiga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa hanjabaad diray Mucaaradka Dowlada Xasan Sheekh ka aragti duwan.
Wasiir Fiqi oo u hanjabayey Madasha Samatabixinta ayaa yiri “Anigaa Wasiirka Gaashandhiga ah cid qori magaalada ku qaadan karta majirto, yuhuud maa tihiin ayaa dhaceysa”
Leave a Reply