Daawo:Khayre “Doorasho qasab iyo qori ah ayaa Muqdisho ka socota”.

KHAYRE

Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka hadlaayey Xaalada cakiran ee Dalka ayaa weerar afka ah oo waxba ula harin ku qaaday Madaxwayne Xasan Sheekh.

Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay inay Muqdisho ka socoto Doorasho qasab ah, waxaana Khatar ku jirta midnimadii dalka.

Dhanka kale Xasan Cali Khayre ayaa sheegay Dowladdu waxay ku fashilantay maareynta mashaariicdii caalamka, lacag nus Bilyan ah ayey deeq-bixiyayaashii dib ula noqdeen”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.