Shirkii udhaxeeyay Madaxwayne Xasan Sheekh iyo xubnaha Mucaaradka ayaa soo dhamaaday iyadoo aan wax heshiis ah la gaarin.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ogolaaday in qodobada qaar uu ka tanaasulo balse mucaaradku waa diideen arintaasi oo waxa ay codsadeen in dhamaan cutubka afaraad laga tanaasulo
Xasan Sheekh ayaa intaa kadib ka codsaday Mucaaradka in aan lakala tagin oo la sameeyo gudiyo farsamo oo labada dhinac ah si wadahadalada ay usii socdaan loona gaaro is faham buuxa
Xubnaha Mucaaradka ayaa hada kulan uu usocdaa waxaana ay ka arinsanayaan sida ay ka yeeli lahaayeen codsiga Madaxweynaha waxaana la filayaa in ay soo saaraan war saxaafadeed.
Leave a Reply