Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal oo dalka maanta dib ugu soo laabtay ayaa ka hadlay khilaafka ka jira doorashada Soomaaliya
Gudoomiyihii hore ayaa sheegay ““Imaanshaheena wuxuu la xiriira in xal loo helo Khilaafka ka dhaxeeya DFS iyo Siyaasiyiinta ka aragtida duwan”.
Leave a Reply