Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay Doorashada Xasan Sheekh ee qof iyo Cod
Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlaayey doorashada ayaa yiri “Dalkaan qofna lama carari karo,Kursi aan shalay ka tanaasulay cidna kama yeelayo inuu carqaladeyo,Madaxweyne hore ama Madaxweynaha hadda,Shir ayaana ka yeelaneynaa”

Leave a Reply