Al-shabab Oo Dilay 43 Kamida Ciidmada Itoobiya Halgan

xiro ay kulaahyeen ciidamada Itoobiya Hiiraan gaar ahaan Halgan ayaa xalay waxaa Weeraray Al-Shabaab iyagoo u adeegsadey Gaari qarax laga soo Buuxshay, Wararka waxay sheegayaan in 43 ciidamada itoobiya in halkaas lagu dilay ilaa iyo hada mala garanaayo in dhaawac soo gaartey iyo xaalada deegaanka Halgan.

????????????????????????????????????
amxaaro

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.