Ciidanka Boliisks Soomaaliyeed gaar ahaan Qeybta La-dagaalanka Argagixisadu, waxey Degmada Afgoye ku qabteen Mooto Bajaaj gaduud ah oo taarikadedu tahay M903X, mootadaas oo lagu waday ugu yaraan 2 nuuc oo qaraxyo ah.
Argixisada ayaa dhagartaan la damacsanaa inay ku wax yeelaayaan shacabka Soomaaliyeed oo aan waxba galabsan, halkaas ayeey Ciidanku uga hortageen. Waxaa gacanta lagu hayaa dhamaan agabkii iyo Dhagar-qabayaashii watay. Iyaga cadaalada ayaa la waafajindoonaa.
Leave a Reply