Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa jab culus gaarsiiyay Maleeshiyaadka Khawaarijta ah ee Al shabaab kuwaasi oo doonayay in si dhuumaaleysi ah ay weerrar ugu qaadaan deeggaanka Bur-daar ee gobolka Hiiraan.
Gen. Cabdullaahi Cali Caanood afhayeenka wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa xaqiijiyay in 12 khawaarij ah laga dilay, firxadkoodana ay ciidanka hada dabajoogaan.
Leave a Reply