Daawo:Qaar Kamid ah Musharaxiinta Madaxweyne ayaa ka hadlay Xaalada Dalka iyo Doorashooyinka

FOWSIYA

Qaar Kamid ah Musharaxiinta Madaxweyne ee ka Madaxbanaan Midowga Musharaxiinta oo Muqdisho warbaahinta kula hadlay ayaa ka hadlay Xaalada Dalka, Doorashooyinka baaqna u diray dhalinta Soomaaliyeed iyo madaxda dalka ugu sareysa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.