Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya oo gaaray Gaalkacyo

asluub

Taliyaha Taliska Guud ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Guuto Mahad Cabdiraxmaan Aadan iyo Wafdi balaaran uu hoggaaminaayo ayaan Maanta Safar shaqo waxay ku tageen Magaalada Gaalkacyo Qaybta Galmudug.

Waftiga Taliyaha ayaa waxaa halkaas kusoo dhaweetay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Dowlad Gobaleedka Galmudug, Lataliyaha Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug iyo Marti Sharaf kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.