Jaaliyada Sade ee Uganda oo Deeq Lacag Soo Gaarsiiyey Airporka Balanballe

balanbal

Waxaa Dhawaan Bilaabanaya Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud Wajigiisa Labaad, kaas oo baahi wayn u qabeen Bulshada.

Jaaliyada Beesha Sade ee kusugan Dalka Uganda ayaa waxaay deeq lacaga oo tiradeedu tahay 3100 Doolar kusoo shubeen qasnada Airportka Balanballe, waxaana kaloo la rajeynayaa lacago kale soo diri doonaan dhawaan.

Maamulka Airporka degmada Balanballe ayaa Jaaliyadaha kale iyo ummada Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka qayb qaataan dhismaha Airporka degmada Balanablle.

fadlan accountiyadaan hoose kusoo dira wixii dhaqaalo ah ee aan usoo diraysaan airporka ama la xariira guddiga dhismaha airportka.

SALAAM ACCOUNT: 34644826
EVC-PLUS NUMBER: 610442020

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.