Akhriso:Laftagareen oo Xil ka Qaadis ku Sameyey Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada

laftagareen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xil ka Qaadis ku Sameyey Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada halka kuwo kalena isku shaandheyn lagu Sameyey.

“Waxaan xil ka qaadis ku Sameyey Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada, halka kuwo kalena isku shaandheyn aan ku Sameyey” ayuu bartiisa Facebook ku soo qoray madaxweene Laftagareen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.