Sawiro:Ciidanka xoogga dalka iyo Daraawiishta Galmudug oo la wareegay deegaanka Qodqod

dhoore

Ciidanka xoogga dalka, Daraawiishta iyo Nabadsugidda Galmudug oo wada jira ayaa Argagixisada Al-Shabaab kala wareegay maanta deegaanka Qodqod oo hoos taga degmada Xarar-dheere ee gobolka Mudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.