Akhriso:Kenya oo Joojisay Duulimaadka Diyaaradaha Somaaliya

diyaarad

Dowlada Kenya ayaa hakisay dhammaan duulimaadyadii u dhexeyey Soomaaliya iyo Kenya, laga bilaabo maanta oo Talaado ah.

Warkaan Qoraalka ah ee kasoo baxay Hay’ada Duulista Hawada Kenya ayaa lagu sheegay xayiraada diyaaradaha Soomaliya iyo Kenya bilaabanayso Maanta oo Talaado 11/05/2021 05:18 uuna ku eg yahay Arbaco 12/05/2021 05:18.

Xayiraadda duulimaadyadan waxa keliya ka reeban diyaaradaha samaynaya gurmadka caafimaad iyo kuwa bani’aadminnimada ee Qaramada Midoobay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.