Daawo:Shacabka Shiirkole oo ka horyimid dagaalka ay wadaan Saadiq John iyo kooxdiisa

Saadiqjohn

Shacabka Xaafadda Shiirkole ayaa waxay ka horyimaadeen dagaalka iyo amni darada ay abaabulayaan Saadiq John iyo Xildhibaano ka Tirsan barlamaanka Soomaaliya, waxayna shacabka shiirkole cod dheer ku sheegeen inaysan rabin in lagu dul dagaalamo oo barakac loo horseedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.