Sawiro:Booliiska Soomaliyeed oo faah faahiyay qaraxii ka dhacay Baydhabo 

boliis

War qoraal ah oo ka soo baxay ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in qaraxa maanta ka dhacay magaalada Baydhabo oo fuliyay naftii halige ka tirsan Alshabaab.

Afhayeenka booliiska Sadiiq Aadan ayaa yiri:

Saaka barqadii abaare 11:15 AM, ayaa Qof Naftii-halige ah isku qarxiyay Maqaayad laga shaah cabo oo lagu magacaabo SUWEYS Cafetary ka soo horjeedka SALAAD JEERI Tower Xaafada Bardaale ee Magaalada Baydhabo, qaraxa ayaa sababay dhimashada 2 qof, dhaawaca 5 kale, iyo burbur hantiyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.