Sawiro:Dowladda oo Loogu Baaqay Wax Ka Qabashada Baahiyaha Ka Jirta Jaamacadda Ummadda

farmaajo

Kulankan ay soo qaban qaabiyeen maamulka Jamacadda Ummadda faraceeda Galmudug ayaa looga hadlay baahiyo wali ka taagan dhanka Horumarinta ee Faraca Jaamacadda ay ku leedahay Galmudug iyo waxa ka qabsoomay balanqaadyo horay ay ugu sameeyeen Jaamacadda madaxda dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.