Daawo:Cida Ka Dambeysey Xasuuqii Iyo Dilalkii ka dhacay Ceelwaaq

waxar

Xilli ay Xaalad Murugeysan Labadaan Maalmood Ka Taagneyd Deegaanada hoos Taga Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo Xaaladahaas oo Isugu Jira Dhimasho iyo Dhaawac Loo Geystey Dadka Deegaanka Yeddo oo Qiyaastii 25 Km U Jirta Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

Dilkaas ka dhacay Gedo ayaa Waxaa Arimahaasi Si Kulul Ooga Hadley Xildhibaan maxaned Qaasim Cali Waxar oo Sheegey In Dhibkaasi uu Ka Dambeeyey Maamulka Kismaayo Oo Kaashanaayo Ciidamada KDF Ee Dalka Kenya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.