Daawo:Madaxwaynaha Galmudug oo Guriceel Degmo u aqoonsaday

qoorqoor

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo intuusan ka Tagin Magaalada Guriceel oo munaasabad Sagoontin ah loogu sameeyey ayaa Bulshada Guriceel uga farxiyey inay Guriceel tahay Degmo Buuxda.

Madaxwaynaha galmudug ayaa hadalkiisa ku gaba gabeeyey Qofkii kasoo Horjeeda Magacaabista guriceel waa Xanuunsan yahay allaha Caafiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.