Daawo:Wasiir Goodax oo Magacaabay Guddi Cusub

goiodax

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa waxuu Wareegto ku magacaabay Guddiga Tacliinta Sare ee dalka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.